Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Axmed Siciid Maxamed ayaa xariga ka jaray dhismaha bar-xuduudka Feer-Feer ee Gobolka...
Guddiga Gaadiidka, Dekedaha,Garoommada, Hawlaha Guud iyo Tamarta ee Golaha Shacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya xafiiskiisa kulan su’aalo weydiin ah kula...
Xillli horumar balaaran laga dareemayo tabcashada beeraha iyo wax soo saarka dalagyada kala duwan ee kasoo baxa dhul beereedyada laga...
Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, mudane Kamaal Guutaale , ayaa guddoomiyey kulan muhiim ah oo loogu diyaar garoobayo...
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay marwalba uga mahadcelineysaa shacabka Soomaaliyeed doorka wanaagsan ay ka qaataan kobcinta dakhliga...
Wasiirka wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareye) oo ay wehliyaan Wasiirrada dowlad gobaleedyada Wasaaradaha...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareye ayaa guddoomiyey shir magaalada Jowhar uga furmay Wasiirada Beeraha...
Isku duwaha Gobalka Mudug ee Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Galmudug Macalin Cabdullaahi Axmed Xirsi oo ay wehliyeen qaar ka mida...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Masar, Mudane Cabdulfataax...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii hayaha Safaaradda Suudaan ee Soomaaliya,...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho