Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-Cadaala) oo howla shaqo u socda,...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Howlgallo ka dhan ah Khawaarijta kawada maalintii 3-aad deegaanno hoostaga degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan, halkaas...
Shirka Madasha Wadatashiga Golaha Horumarinta Qaranka (National Development Council) ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Shirka waxaa guddoomiyay Wasiirka Qorsheynta,...
Madaxweyne dowladda Masar Mudane Abdel Fattah El-Sisi ayaa maanta oo Axad ah warqadaha Aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee...
Wasiirkii hore amniga Gudaha Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado fariimaha dhiirri gelinta...
Wasiirka Qorshaynta, Maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene oo ka hadlay furitaanka shirka qiimeynta mashaariicda...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa booqasho shaqo oo hal toddobaad ah ku...
Waxaa maalintii labaad galay aqoon isweydaarsiga ku saabsan hoggaaminta wax ku oolka ah ee hoggaanka sare ee bahda Cadaaladda iyo...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed faray in looga baahan yahay in...
Hogaamiyayaasha dunida ayaa taageero u muujiyay madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Mr.Donald Trump, ka dib markii la isku dayey in...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho