Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Xasan Aadan ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta Qaranka ku sheegay in ay Dowladda...
Magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa lagu soo gebagebeeyay tababar lagu baranayay la dagaalanka Khawaarijta oo loo qabtay Saraakiil ka...
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi ah u furay Kalfadhiga 5aad ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. 2- Madaxweyne Xasan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Jimce ah ku soo dhoweeyay...
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay dood looga hadlayay bixitaanka Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS kuwaas oo ku sugan Soomaaliya....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyay Shirka Guddiga Qaran La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada oo...
Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka BJFS ayaa kulan ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana kulanka shir...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha...
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka BJFS Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo gaartay Magaaladda Toronto ee wadanka Canada ayaa waxaa...
Munaasabadan oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Dugsiga Sare ee Waabari ee Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho