Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa waxaa...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta dowlada Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali, ayaa kulan xogsiiin ah la yeeshay qaar...
Guddoomiyaha Hey'adda Maareynta Masiiboyinka qaranka SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Abdulle oo ay Wehlinayaan Guddoomiye ku-xigeenka hay’adda Dr. Axmed Cabdi Aadan,...
Safiirka Soomaaliya ee Dalka KoonfurAfrika Mudane Maxamed Sheekh Isaaq,Ayaa kulan la qaatay Madaxda jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Koonfur Afrika( Somali...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee SoDMA, ayaa Gawaari sida Shixnado gargaar ah waxa ay u dirtay degmada Ruunirgood ee gobolka Shabeellada...
Kulan muhim u ahaa labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta ku dhexmaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya Wasiirka...
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray deegaanno ka tirsan waqooyiga Gobolka Galgaduud, kuwaas oo maalmo ka...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmad Firin ayaan maanta kormeer ku tegay dugsiga barbaarinta carruurta agoonta ciidanka booliska...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa soo xiray tababar laba maalmood...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta Gaadiid sida Shixnado gargaar ah waxa ay u dirtay Degmada Ruunirgood...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho