Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya S/Guuto Sulub axmed Firin ayaa tababar u soo Xiray 70 Askari oo Ka mid noqon doona...
R/wasaaraha Dalka Ingiriiska Sunak ayaa sheegay in eysan jirin duulimaadyo lagu masaafurinayo muhaajiriinta ee la geynayo Ruwaanda ka hor doorashada...
Danjiraha Safaarada Turkiga ee dalka Kenya Mudane Subutay Yüksel ayaa booqasho ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya. Danjire...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey deegaano ka tirsan Gobalka Baay oo ay Maleshiyada Al Shabaab u aheyd...
Maareeyaha Hay’adda Aqoonsiga Iyo Diiwaangalinta Qaranka (NIRA) Mudane Cabdiweli Timacadde ayaa ka qayb-galay shir weynaha ID4Africa2024 kaasi oo sanadkan lagu...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Dr.Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Xeer Ilaaliyeyaal cusub oo dhawaan la qaatay...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u...
Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu Shirkadaha Soomaaliyeed Ogeysiinayaa tartanka Qandaraasyada soo Iibinta Agab Xafiiseed. Golaha Shacabka Baarlamaanka...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa tababar u soo xiray 70 Askari oo cusub oo ka...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey, hindise sharciyeed, siyaasad, xeer iyo heshiisyo iskaashi oo...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad si rasmi ah loogu shaacinayo, natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta oo Axad ah xafiiskiisa...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaan Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka...
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed, Liibaan Cabdi Cigaal, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Jeremy Konyndyk, Madaxweynaha Hay’adda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho