Tartanka Qur'aanka Kariimka ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ay ku tartami doonaan Arday ka kala socota Dowlad Goboleedyada Dalka,...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay amniga dalka iyo howlgallada lagu...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Masar ahna Wakiilka Joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar, ayaa shalay...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Afar iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo wadahadal kula yeeshay Asmara Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, oo ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka...
Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac oo ka mid ah Senatarada Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay kulan...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan ku-xigeennada Labada Aqal ayaa...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaaliya ayaa si rasmi ah loogu casuumay ka qayb galka shirka sanadlaha ah ee Midowga Yurub oo looga...
Mas'uuliyiin ka socday Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug ayaa xarigga ka jaray Ceel laga hirgeliyay deegaanka Ximcad ee Gobolka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeeray deegaanno hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha dhexe. Taliyaha Ciidanka Dhulka xoogga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho