Hay’adda Maareynta musiibooyinka ee SoDMA, ayaa maanta munaasabad Kooban oo ka dhacday Garoonka Aadan Cadde waxa ay dowladda Imaaraadka Carabta...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...
Ciidamada Qaranka ayaa saakay Khawaarijta ku weeraray goob ay isku uruursanayeen duleedka degmada Waajid ee gobolka Bakool. Wararka hordhaca ah...
Magaalada Arusha ee waqooyiga Tanzania waxaa maanta ka dhacaysa munaasabad ay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ku gudbineyso heshiiska rasmiga ah...
Waxaa magaalada Muqdisho maanta ka furmay shirka sanadlaha ah ee Madasha Aragti wadaagga ee Heritage, kaas oo socon doono mudda...
Ciidanka Kumaandooska Danab iyo daraawiishta Jubbaland ayaa Howgallo lagu baacsanayo khawaarijta maalintii 3-aad kawada socda Gobolka Jubbada Hoose ee Dowlad...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, iyo Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Caasimada Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale)...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo uu weyhiyo Wasiirka Wasaaardda Qorsheynta Qaranka iyo Gudoomiyaha Bangiga Dhexe...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Mudane Abdullah...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta dhagax-dhiggay waddada isku-xirto garoonka diyaaraddaha Maxamed Dheere iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho