Jabhadda hubeysan ee Amxaarada ah ee Fano ayaa digniin u dirtay hay’adda duulista Itoobiya oo ku saabsan diyaaradaha Ethiopian Airlines,...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa howlgal ay si wadajir ah uga fuliyeen gobolka Jubbada hoose Ciidamada Qaranka...
Howlgalkan ayaa si gaar ah waxaa u fuliyey Ururka 161’aad Guutada 16’aad Kumaandooska Danab ee ciidanka xoogga dalka,kaa oo ahaa...
Taliyaha qaybta Booliiska Gobolka Banaadir Macallin Mahdi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ay xireen...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daud Aweis Jama ayaa isagoo ka wakiil ah Madaxweyne Mudane...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Soomaaliya iyo Hey’adda Interpeace ayaa maanta kala saxiixday isafgarad istaraatiiji ah...
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha hey’adda Interpeace...
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ka dib markii uu...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay...
Kulanka oo uu daah-furay guddoomiye ku xigeenka guddiga Beeraha iyo kheyraadka badda ee golaha shacabka Xildhibaan Cadnaan Cilmi Boqore, ayna...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho