Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta laguna magacaabi jiray Bashiir Ciid ayaa caawa lagu dilay deegaanka Dhalwo oo hoose yimaada...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta 500 Qoys oo isugu jira Dadka baahiyaha gaarka ah qabo iyo dad...
Waaxda Horumarinta Dhaqalaaha ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Soomaaliya oo uu hogaaminayo Agaasimaha Waaxda, Mudane Cabdinaasir Cumar Kaatib...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si adag uga soo horjeesatay hadalkii maanta ka soo yeeray Xoghayaha fulinta Urur goboleedka...
Wasaaradda Arrimaha Dibedda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta shir isagu yeertay Danjirayaasha Beesha Caalamka ee ku sugan gudaha dalkeenna ayaa...
Baarlamaanka Carabta ayaa si buuxda u diiday tallaabo kasta oo ka dhan ah Qaranimada, Madaxbanaanida iyo Midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo xarigga ka jaray Machadka Dacwadda iyo Daraasaadka Islaamka, ayaa...
Ciidamada difaaca Shacabka (Macawisley) ayaa gudaha u galay Magaalada Istaraatiijiga ah ee Caad oo dhacda Koofurta gobolka Mudug, kana mid...
Xubnaha Guddiga saaxiibtinimada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Ciraaq , ayaa maanta iska dhex doortay guddoonka...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta soo abaabulay dibadbax ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin dhowr ah, kaasi oo...
Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...
Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...
Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka , ahna Lataliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa Soomaaliya ku matalay Shirweynaha Dhaqaalaha...
RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), ayaa maanta deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho