Dawladda Maraykanka, ayaa mar kale si aad u culus uga hor timid xad gudubka Ethiopia ee ka dhanka ah dalkeenna,...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug waxa ay u dirtay...
Hantidhowraha Guud ee JFS Avv: Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta Xafiiska Hantidhowrka Guud ku qaabilay sii hayaha Saafaradda Norway ee...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan. Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta la kulmay...
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa waxaa ka qabsoomay shir uu guddoominayo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Sulayman...
Garsoore Soomaaliyeed ayaa caawa markii ugu horraysay dhex-dhexaadin doona ciyaar ka tirsan Koobka Qaramada Qaaradda Afrika 2024-ka. Garsoore Cumar Cabdiqaadir...
Munaasabad si heer sare ay u soo agaasintay Waaxda Maasiyadda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen Wasiirka...
Qoraal kooban oo ka soo baxay Taliska Booliska ayaa lagu yiri "Qof naftii halige ahaa ayaa isku qarxiyay bannaanka hore...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta oo Talaado ah...
Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka dhulka xoogga dalka Gaashaanle Sare Cabdi Salaad Cali iyo saraakiil kale ayaa kormeer shaqo ugu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho