Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Eriteriya, halkaas oo uu kula kulmi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay la kulmay xildhibaannada laba Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliyaa ayaa markale...
Xafiiska midowga warbaahinta marinka Qaza ayaa goordhaw ku dhawaaqay geerida labo Wariye oo uu ka mid yahay wiil uu dhalay...
Baarlamaanka 6-aad ee Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa ku howlan maanta doorashada Madaxweynaha sanadaha soo socda hoggaamin doona Dowlad goboleedka Puntland. Dhamaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo casho sharaf ku maamuusay Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka dalka ayaa...
Guddoomiye Ku-xigeenka Hay'adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabilay...
Mid ka mid ah Wasiiradii ugu muhiimsanaa ee maamulka Muuse Biixi, isla markaana u qaabilsanaa Arrimaha Ciidamada kana soo jeeda...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa kulan la yeshay Raktarka Jaamacadda...
Maamulka Degmada Yaaqshiid ayaa maanta dibad bax ay uga soo horjedaan damaca Dowladda Ethiopia iyo Heahiis beenadka ay la gashay...
Hawlwadeennada Waaxda Horumarinta Dhaqaalaha ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha oo uu hogaaminayay Agaasimaha Waaxda, Mudane Cabdinaasir Cumar Kaatib...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho