Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Midowga Moussa Faki Mahamat wuxuu si dhow ula socdaa xiisadda ka dhalatay heshiiska ay kala saxiixdeen...
Warqoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS ayaa lagu yirii:-wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS waxay ammaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta u magacaabay Mudane, Xasan Maxamed Cali Xoghayaha Joogtada ee...
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad u jeediyay Baarlamaanka Soomaaliya, isla markaana si adag uga...
Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta laguna magacaabi jiray Bashiir Ciid ayaa caawa lagu dilay deegaanka Dhalwo oo hoose yimaada...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta 500 Qoys oo isugu jira Dadka baahiyaha gaarka ah qabo iyo dad...
Waaxda Horumarinta Dhaqalaaha ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Soomaaliya oo uu hogaaminayo Agaasimaha Waaxda, Mudane Cabdinaasir Cumar Kaatib...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si adag uga soo horjeesatay hadalkii maanta ka soo yeeray Xoghayaha fulinta Urur goboleedka...
Wasaaradda Arrimaha Dibedda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta shir isagu yeertay Danjirayaasha Beesha Caalamka ee ku sugan gudaha dalkeenna ayaa...
Baarlamaanka Carabta ayaa si buuxda u diiday tallaabo kasta oo ka dhan ah Qaranimada, Madaxbanaanida iyo Midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...
Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho