Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Maryama Maxamed Xuseen ayaa soo xirtay dood cilmiyeed ku saabsan...
Guddoomiyaha Goobolka Banaadir iyo Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa Magaalada Doha ee Caasimadda Dalka Qatar kulan kula...
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa shalay magaalada Doha kulan kula qaatay wasiiru dowlaha Arrimaha...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse oo ku sugan dalka Qatar ayaa khudbad ka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale, ayaa maanta tababar ku saabsan Ilaha rasmiga ah...
Ku-Xigeenka Xoghayaha Guud ee urur gobaleedka IGAD Mudane Maxamed Cabdi Waare oo dhawaan xilka loo magacaabey ayaa warbaahinta Qaranka u...
Jalalaqsi, waxay ka mid tahay degmooyinka uhu qadiimsan gobolka Hiiraan, waxayna ku taala degmadu cirifka Koonfureed gobolka dhaca bartamaha Soomaaliya...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa shala6 magaalada Doha ee dalka Qatar kulan ku wada...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka Wakiilka...
RADIO MUQDISHO:-Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu qabtay munaasabad lagu xusayay 20-guurada ka soo wareegtay aas-aaska Galmudug, taas oo ku beegnayd 14-ka...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Warciise,...
RADIO MUQDISHO:-Danjire Axmed Jaamac Cumar Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonaa dalka Sudan ayaa noqday safiirkii ugu horeeyey ee...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho