Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa...
War Saxafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, Isniintii shalay ayaa lgu sheegay in Ankara aysan ogolaan...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Barayaasha Soomaaliyeed ugu hamblayeeyey munaasabadda 21 Nofeembar oo ah Maalinta...
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, mudane Biixi Iimaan Cige oo ku sugan magaaalda London ee dalka Ingiriiska, ayaa Guddoomiyay shirka...
Maxkamada Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa saakay markale u fadhiisatay dhageysiga Labaad dacwad la xariirto Musuq-maasuq oo loo heysto saraakiil ka...
Macalin ama bare waa midka gaarsiiya bulshada himiladeeda runta ah oo ka badbaadiya bulshada uu dhexjoogo mugdiga iyo Jahliga, oo...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa kulan la yeeshay qaar...
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa cambaareysay weerarkii lagu qaaday isbitaalka Indonesia ee magaalada Qaza oo sida la xaqiijiyay ay...
Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa sheegay in doomihii ay u direen gobolka...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada London kaga qeyb galay shirweynaha cunno yarida oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho