Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay magaalada Beledweyne oo ah xarunta gobolka Hiiraan ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle. Wararka naga soo gaaraya...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa magaalada kampala uga qayb galay dood...
Wasaarada Gargaarka Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa deeq mucaawino ah Gaarsiisay Deegaanka Camaara oo ka mid ahkuwii laga xoreeyay Khawaarijta. Deeqdaan...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed oo wali wada gurmadka loo sameenayo shacabka Soomaaliyeed ee iskugu darsoomeen daadadka El-Niño iyo fatahaadaha...
Ciidamada Israa’iil ayaa ku dhawaaqay subaxnimadii hore ee saakay oo Khamiis ah in laba sargaal oo sar sare looga dilay...
Todobada casho ee soo socota oo ah asbuuca Sedexaad ee bisha November 2023ka waxay saadaashu roobka xiliga Deryta muujinaysaa in...
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dacwad loo heysto Agaasimayashii hore ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, kuwaa oo...
Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo gaaray degmada Mahadaay ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee xaafadaha degmada...
1. Casuumaad uu fidiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Burundi Mudane Evariste Ndayishimiye, sidoo kalena ah Guddoomiyaha Dalladda Bulshada Bariga Afrika ayaa Madaxweynaha...
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyay shir aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen Golaha...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho