Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kulan la yeeshay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo...
Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda kulan kula yeeshay...
Ku-simaha Wasiiraka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumada Federalka Soomaliya ahna Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Cabdikariim Cabdow Xaydar, oo uu wahelinayey Wasiir...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar kaga qaybgalaya shir...
Kulanka aqoon isweydaarsiga Wadatashiga istiraatijiyadda Qaran ee warbaahinta iyo wada xiriirka ( National Communication strategy ) ayaa maalintii labaad galay...
Ciidamada Booliska Pakistan ayaa sheegay in kooxa mintidiin Islaami ah ay galinkii danbe ee shalay ay weerar ku qadeen goob...
Kordhinta tirada iyo tayada ciidanka sugaya amniga caasimadda waxay ahayd howl ay Dowladdu gelisay dadaal iyo juhdi xoog leh, iyadoo...
Inkastoo heshiis xabad joojin ah uu si rasmi ah u dhex maray dhinacyada ku dagaalmaya Suudaan, haddana waxaa magaalada Khartuum...
Kulanka aqoon isweydaarsiga Wadatashiga istiraatijiyadda Qaran ee Warbaahinta iyo wada xiriirka ( National Communication strategy ) oo soconaya muddo seddex...
Mr. Abdulahi Warsame Roble is the National media reporter in the Galgudud region and He has extensive experience in journalism...
Waxaa magaalada Moqdisho ku soo gabagaboobay, Shirka Ka-Jawaabista Abaaraha iyo Amni-Darrada Cuntada dalka kadib dood iyo xog is-weydaarsi miro-dhal ah...
Somalia’s Disaster Management Commissioner on Tuesday opened a high-level humanitarian meeting in Mogadishu, bringing together government institutions and international agencies...
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Maxamed Ibraahim Nuur, ayaa soo jeediyay in boqolkiiba 50 (50%)...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal qorsheysan oo ay si taxaddar leh uga fuliyeen duleedka degmada Afgooye...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho