Maleeshiyada kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ayaa guri uu degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe ku weeraray horjooge sare oo...
Qaramada Midoobay iyo hay’ada kale ee samafalka ayaa ku baaqay in lacag gaareysa $70.6 milyan lagu caawiyo dalka Malawi, gaar...
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Maxamed Jaamac Haruuse oo maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay danjiraha...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka,...
Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banadir Dr Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud ayaa maanta la kulmay Agaasimaha Guud ee Hay'adda WHO ee Soomaaliya. Labada...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta gaaray magaalada New...
Degmada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellaha dhexe oo dhawaan laga xoreeyay Khawaarijta ayaa dowladdu ka hirgalisay Layrarka Cadceedda ku shaqeeya....
Horjooge Xuseen Daahir Maalin (Dhagey) oo Khawaariijta Al-Shabaab uga biiray degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, isla markaana hoggaaminayay dhowr weerar...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Xasan Maxamed iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shirka Amniga oo looga hadlay dar-dargelinta sugida Amniga guud...
Magaalada Ankara ayaa lagu qabtay munaasabad lagu saxiixayay hirgelinta heshiiskii iskaashiga (MoU – June 2016) ee u dhexeeyay Wasaaradda Shaqada...
Guddoomiyaha Gobolka Meru Mutuma M'Ethingia iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya ee...
Kulanka Golaha Wasiirrada Boqortooyada Sacuudiga, oo uu shir-guddoominayay Boqor Salmaan bin Cabdulcasiis Aala Sacuud, ayaa si cad u muujiyay in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey go'aanka Golaha Xukuumadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho