The US Department of State’s Reward for Justice Program has added Abdullahi Osman Mohamed, also known as Engineer Ismail, to...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa wareegto uu soo saaray ku faray dadka...
Dowladda Mareykanka ayaa 5 milyan oo dollar dul-dhigtay Horjooge Cabdullaahi Cusmaan Maxamed oo loo yaqaan Injineer Ismaaciil kana tirsan Khawaarijta...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Kallumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Ifiye Cali oo uu wehliye lataliyaha Wasaaradda...
Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay Shirweynaha Qaran ee Shaqaalaha Caafimaadka Soomaaliya oo looga...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa aqalka Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi ay hoggaamineyso safiirka Midowga Yurub...
Munaasabadaan oo aheyd mid dhiirigalin dhanka Waxbarashada ah loogu sameeynayay Dufcaddii kow iyo Tobanaad ee ka qalin jabisay Dugsiga Sare...
Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga ah ee Ethiopia Danjire Cabdullahi Warfaa ayaa maanta nuqul...
Muqdisho, Arbaco, 14 June, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Jabuuti ugu qeyb galay...
Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho