Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon...
Ciidanka xoogga dalka ee Gorgor ayaa maanta biyo dhaamin u sameeyay qaar ka mid ah qoysaskii ay Khawaarijta Al-Shabaab ka...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka NISA oo kaashanaysa Saaxiibada Caalamiga ah ayaa howlgal qorsheysan ka fulisay Gobalka Shabeelaha Hoose gaar...
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku beenisay warar maanta laga faafiyey Agaasimaha Hey'adda...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa awaamiir ka soo saartay nidaamka xoola qalka Maalmaha ciidda. Shirkadaha...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa baaq nabadeed u jeediyay dhinacyada ku dagaalamaya...
Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa shaacisay waqtiga ay furmayaan ciyaaraha Maamul Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir. Kulan...
Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka Antony Blinken, ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisa uu Ukraine siin doona lacago gaaraya 1.3 bilyan...
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland, oo is kaashanaya ayaa howlgal ballaaran ka fuliyay degaanno u dhexeeya Jannaay cabdalle...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho