Hay’adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya gargaarka bani’aadannimada, ayaa ka walaacsan dhibaatooyinka iyo xaalad bani’aadannimo ee ay wajahayaan dadka kasoo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoonsiiyey lacag dhan 20kun oo dollar muwaadin Soomaaliyeed oo...
Maxkamadda Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa xukuno kala duwan ku ridday shan dhallinyaro ah oo lagu helay in qoys...
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabbilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa qeybo ka mid ah Gobolka Jubbada Hoose, ku khaarajiyay Horjooge ka tirsanaa Maleeshiyada Khawaarijta iyo Shan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle iyo dhiggiisa Kenya, William Ruto, ayaa kulan muhiim ah oo ay yesheen kaga wada...
Taliska dhexe ee Mareykanka ayaa sheegay in 22 Askari oo ka tirsan Ciidamada Mareykanka ayaa ku dhaawacmay shil diyaaradeed oo...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa gargaar Beni'aadannimo waxa ay gaarsiisay degmada Af-madow ee gobolka Jubbada Hoose. Gargaarkan ayaa loogu talagalay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya Meertada 14-aad ee shirka IGAD ayaa ka hadlay guulaha...
Madaxweynaha Dowad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Dowladda Hirshabeelle...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho