Mas'uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada Galmudug iyo maamulka dagmada Gaalkacyo ayaa si wadajir ah maanta xariga uga jaray Jaamacadda Africa...
Kulanka Golaha Wasiirrada ayaa maanta waxaa shir guddoomiyey ku simaha Raโiisul Wasaaraha ahna Raโiisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xil. Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta soo xiray shir muddo toddobaad ah uga...
Inta la xaqiijiyay 49 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay tiro kalana waa lagu dhaawacay dagaal ka dhacay Tuulada...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda, Dr Maryan Maxamad Xuseen ayaa maanta kulan la qaadatay Shaqaalaha Waaxda Caafimaadka Guudย ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta gelinkii dambe waxaa uu kulan la qaatay culima'udiinka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaaย maanta Xarunta Wasaaradda ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Wasiirkaย ...
Kulanka oo ay wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku casuumtay wakiilada beesha caalamka iyo hayโadaha caalamiga ah...
Guddiga Gurmad Qaran oo uu Raโiisul Wasaaraha JFS Mudane Xamse Cabdi Bare magacaabay iyo Hayโadda Maareynta musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa...
Ciidanka Booliska Saldhigga Degmada Deyniile ayaa gacanta ku dhigay eedeysane horay dil ugu geestay Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacqabi jiray...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-tashi diblumaasiyadeed kula yeeshay khadka taleefoonka Amiirka Dowladda Qatar Sheekh...
RADIO MUQDISHO:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-hadallo diblumaasiyadeed oo degdeg ah kula yeeshay khadka taleefoonka...
RADIO MUQDISHO:-Dalal iyo Ururro Caalami ah oo si Adag uga Soo Horjeestay Aqoonsiga Israaโiil ee Maamulka Somaliland Dalal iyo ururro...
RADIO MUQDISHO:-IGAD oo si Adag uga Soo Horjeesatay Isku Dayga Israaโiil ee Aqoonsiga Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya Qoraal kasoo baxay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho