Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto. Cismaan Cabdulahi Maxamuud (Kaniif), ayaa Akademiyada Booliska Sareeye Guuto Kaahiye, tababar Meheradeed uga...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Hon. Jibril Abdirashid Haji, ayaa maanta kulan la qaatay safiirka wadanka China...
Waxaa maanta Magaalada Nairobi ka furmay shirka hannaanka deyn-cafinta Soomaaliya, kaas oo socon doona muddo Afar maalmood ah, waxaana goobjoog...
Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa gaaray Magaaladda Marakesh ee Wadanka...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan Agaasime ku-xigeenka Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xuseen Cabdullahi Shiikh, Agaasimaha Laanta...
Kulanka oo ka qabsoomay xaruunta maamulka degmada xuddur, waxa ka qeyb galay Maamulka gobolka bakool iyo xubnaha golaha deegaanka degmada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta hortagay Guddoonka iyo Guddiga Joogtada ah ee Golaha...
Haya’adda Socdaalka iyo jinsiyaddaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku cadaysay in aanna jirin wax laga beddelay...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho Tababbar uga furay xubno ka socday warbaahinta...
Silvio Berlusconi, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dalka Talyaaniga ayaa ku geeriyooday Magaalada Milano ee dalkaasi,isagoo da’diisa lagu sheegay 86-jir Wuxuu...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho