Aqoon isweydaarsi ku saabsan la dagaallanka fikirka argagixisada iyo badqabka suxufiga oo ay ka qeybgalayaan illaa 40 Suxufii oo kala...
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeer u kuurgal ah ku sameeyay qeybo kamid ah xaafadaha Magaalada Beledweyne...
Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Mudane Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa saxiixay heshiis saddex-geesood oo ka dhexeeya Xafiiska Hantidhawrka Guud ee...
Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil, Maxamed Barre Maxamuud oo ka qaybgalaya shirka Wasiirrada dhallinyarada iyo cayaaraha ee...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa maanta booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Sacuudiga....
Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay qaaddey...
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta daah-furay imtixaanka bixinta ruqsadda Nootaayada dufcadda saddaaxaad...
Taliska Qeybta Guud ee Boliiska gobalka Banaadir, ayaa sheegay in ciidamada Boliiska ee ka howlgala Saldhigga degmada Howlwadaag, ay gacanta...
Dalalka Sacuudi Carabiya iyo Suuriya ayaa go'aansaday inay dib u bilaabaan howlahoodii diblomaasiyadeed, ka dib in ka badan 10 sano...
Hay’adda Maareynta musiibooyinka Qaranka ee SoDMA oo digniin iyo talabixinba siineeysa bulshada Soomaaliyeed, si ay uga taxadaraan khataraha uga imaankara...
Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...
Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho