Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa wax ka bedel ku sameeyay xubno...
Af-hayeenka Wasaaradda Difaaca Ruushkaa, Igor Konashenkov oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay burburiyeen Laba difaac oo madaafiicda Goobta ah,...
Maleeshiyaadka khawaariijta arxanka darran ee Al-shabaab ayaa saaka Subaxnimadii hore laba qarax ku dhibaateeyey shacabka Degmadda Maxaas ee gobolka Hiiraan....
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xasan Maxamed Bulaale, ayaa booqasho shaqo...
Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo casuumaad rasmi ah ka helay Dowladda Imaaraadka...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene, Kusimaha Agaasimaha Guud ahna Agaasimaha...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda Itoobiya u...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Xasan Maxamed Bulale ayaa galabta booqasho...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Guure ayaa xafiiskiisa kula kulmay guddiga qaban-qaabada banbaxa Maamulka Gobolka oo...
Gudoomiyaha Hay’adda maareeynta masiibooyinka Qaranka Maxamud Macallin Cabdulle ayaa la kulmay Gudoomiye kuxigeenka Hey’adda maareeynta Masiibooyinka Turkiga ee loo yaqaan...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho