Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka warbixiyay shabakad ka ganacsata Maandooriyaha oo...
Taliyaha qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin ayaa sheegay in marnaba aan la aqbaleyn in...
Wakaaladda wararka TASS, ayaa ku warrantay in ciidamada Ruushka ay si buuxda ula wareegeen aagga warshadaha ee Bakhmut, sidokale maamulka...
Wasiirka Wasaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah ee XFS mudane, Axmed Xasan Aadan oo intii u dhaxeysay 22 ilaa 24...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Saalax Jaamac, ayaa ka qayb galay munaasibad casho sharaf oo lagu dhiirri...
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa diiday codsi ka yimi dalka Ruushka oo ahaa in baaritaan lagu sameeyo weerarkii lagu...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Munaasabad Afur iyo dhiirragelin isugu jirtay kala...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka,...
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee Soomaaliya oo kaashanaysa Hay’adda UNFPA ayaa Soomaaliya ka hirgelisay Xarumaha Caafimadka ee Guurguura, taas...
Taliyaha Booliska Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Xafiiskiisa ku qaabiley khuburo xaga La-dagaallanka Argagixisada oo ka socotay Safaaradda...
Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkaan si heer sare ah u soo agaasintay xuska Maalinta Afrika (African Day), oo lagu...
RADIO MUQDISHO:-Horjooge Cali Maxamed Coloow oo wata qori AK47 ah iyo booshkiisa, kana soo baxsaday weerarrada Ciidamada Qaranka ay deegaanka...
RADIO MUQDISHO(BAAY):-Wafdi uu Hoggaaminaayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelaay),ayaa safar shaqo ku gaaray...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho