Wasiiru dowlaha wasaaradda Macdanta iyo Kheyraadka biyaha XFS ayaa dalka Ciraaq uga qeybgalaya Shirka caalamiga ee biyaha oo Baqdaad ka...
Dhagarqabe katirsan khawaarijta Al-Shabaab Oo doonayey in uu si dhuumaalaysi ah ugu Safro magaalada Gaalkacyo oo uu doonayay in falal...
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Abshir Cumar Huruuse oo ay wehliyaan Wasiirka Gaadiidka, Wasiiru...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Shariif ayaa saddex neef oo geel ah oo uu...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay wafdi ka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxmuud Macallim Cabdulle ayaa xarunta Hay’adda ku soo dhaweeyay wafdi ka socdo WFP oo...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayqa maanta kulan muhiim ah la...
Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda maaraynta musiibooyinka Qaranka ee SoDMA Dr. Axmed Cabdi Adan iyo madax kale hay’adda, ayaa maanta xafiiska ku...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Ergeyga Madaxweynaha JFS u qaabilsan soo galootiga ayaa...
Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen oo ay wehliyaan xubno ka tirsan gollaha Wasiirada, ayaa Xarunta...
Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howgal qorsheyn ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen...
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho