Hay'adda Wadaniga ah ee Tadamun ayaa maantay ka daahfurtay magaalada Garoowe qaybinta raashin Zakaatul Fidri ah oo ay ku deeqday...
Taliska Qeybta guud ee Booliiska Gobolka Banaadir ayaa howlgal ay sameeyeen 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxay ku soo qabteen...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa iibineysa kalluun si sharci darro ah looga kalluumeystay xeebaha dalkeena oo ciidanka ammaanka ay ku soo...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta XFS Xildhibaan Saalax Shariif Siidkey ayaa magaalada Baydhabo ku kormeeray xarumo uu Afurin...
Dab ka kacay Isbitaal ku yaalla caasimadda Shiinaha ee Beijing ayaa waxaa ku dhintay 29 qof, sida laga soo xigtay...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ballaaran oo ka dhan ah khawaarijta ka sameeyay degaannada kala ah Jowhar Aw-dheegle, Daanyeerrey,...
Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada milatariga Suudaan iyo ciidamada gurmadka deg-dega ee loo yaqaanno RSF, ayaa dib uga qarxay...
Warbixinta Toddobaadlaha Muqdisho, Arbaco, 19 April, 2023 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley shir madaxeed degdeg ah oo...
Guddoomiyah gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa qabatay kulan looga doodayay qorshaha Qaran ee ku aadan cudurka qaaxada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...
Golaha Wasiirrada XFS, ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee magacaabista ergeyga Soomaaliya ee...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho