Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Ku-xigeenka Ergeyga...
Wasaaradda Difaaca Taiwan ayaa Maanta oo Khamiis ah sheegtay in 39 diyaaradood oo laga leeyahay dalka Shiinaha ay galeen aagga...
Ciidamada xoogga dalka iyo xoogagga dadweynaha ayaa maanta oo Khamiis ah kala wareegay Khawaarijta Al shabaab Gacan ku heynta degmada...
Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta ee <span;>Gobolka Banaadir <span;>Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed oo uu wehliyo Agaasimaha Waaxda Xiriirka Arrimaha...
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada J.F.S Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka agaasime waaxeedyada Madaxtooyada, kaasi oo looga hadlay dhameystirka...
Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa xafiiskiisa kula kulmay guddiga qaban-qaabada banbaxa ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ka guddoomay ballanqaadka qorshe-howleedka sanadka cusub ee 2023, Wasiirka...
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Kulankaan oo looga hadlay...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya mudane, Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo shir jaraa’id ku qabatay Muqdisho ayaa sheegay inay maanta dalka soo...
Magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah u bilaawday doorashada Golaha Deegaanka 16-ka degmo ee Gobolka Banaadir, taasoo ah mid...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...
La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee dhinaca dhaqaalaha, ahna Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa shaaciyay in ay soo...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho