Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriayadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi uu...
Golaha Wasiirradda ayaa meel-mariyey Qaraarka Adkaynta Hufnaanta Maaraynta Maaliyadda Dalka oo ka kooban 8 qodob oo saldhiggiisu yahay Maaraynta Maaliyadda...
Dadka Magaalada Beledweyne ayaa maalintii saddexaad ka barakacaya xaafadaha magaalada oo Fatahaadda Webigu aad u saameysay waxaana kaalin weyn ka...
Guddoomiyaha Maamulka degmada Yaaqshiid Suleymaan Maxamuud Fardax ayaa sheegay inay dib u dayactirayaan isgoyska Fagax oo ka mid ah goobaha...
Mareykanka ayaa ku dhawaaqay qorshe ay ku doonayaan in ay ku xakameyaan qulqulka muhaajiriinta magan galyo doonka ah ee ku...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgal qorsheeysan ka fuliyay degaanka Gumeeysi-diid oo Sagaal KM dhanka bari kaga beegan degmada Awdheegle...
Dowladaha Ciraaq iyo Iiraan ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo lagu horumarinaayo goobaha Shidaalka ee xuduudaha labada dal iyo...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa shalay oo Arbaco ah, Magaalada...
Waxaa maanta lagu daahfurey Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Dalka Kenya, Mashruuc wayn oo ay Dowladda Japan ka caawineysay Maamulka...
Ciidanka Gorgor ee xooga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta waxa ay samata bixiyeen Qoysas fara badan, kuwaas ku go'doonsanaa xaafadaha magaalada...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho