Ra’isul Wasaare ku-xigeenka dalka mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray Barnaamijka qaran ee Tirakoobka Dadka iyo Guryaha Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur iyo ku-xigeenka ergeyga Qaramada Midoobay eu qaabilsan Soomaaliya Anita Kiki, ayaa...
Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Dowladda Suudaan, ayaa shaaca ka qaaday in hoggaanka ciidamada Suudaan iyo kuwa Taageero degdeg ah,...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in uu qorsheynayo sidii ay dalka ugu dhici lahayd doorasho qof...
Sirdoonka Mareykanka ayaa sheegay in 20,000 oo askari oo Ruush ah lagu dilay dagaalka ka socda Ukraine tan iyo bishii...
In ka badan 50 ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta ayaa ciidanka xoogga dalka waxay ku laayeen Degaanka Cali -qaboobe oo qiyaastii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Dood-furan oo si toos ah ay shacabka Soomaaliyeed ugu...
Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qaabilay danjiraha dowladda Federaalka Ruushka u qaabilsan dalkeenna Mudane Mikhail Golovanov oo...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa maanta aaladda fogaan aragga kaga qeybgalay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da Maajo awgeed, waxaa...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho