Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jaamac Xasan Khaliif, ayaa tababbar muddo labo bilood ah soconaayey u soo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta dalka ku soo celisay 123 Muwaadin oo ku xanibnaa dalka Sudan kuwaas oo u badan...
Dagaalada ka socda gudaha Dalka Sudaan ayaa galay todobaadkii saddexaad, iyadoo dhinacyada isku haya dalkaasi ay weli wadaan dagaallo xoogan...
Safiir kuxigeenka safaaradda Soomaliya ee dalka Sudan Amb Axmed Cabdi Xasan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in muwaadiniin...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo uu wehelinayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Cismaan Maxamed Cabdi...
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ee Danab iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa howlgallo lagu baacsanayo haraadiga khawaarijta ka sameeyey...
Boqolaal dhallinyaro ah ayaa isugu soo baxay qaar kamid waddooyinka Muqdisho, kuwaas oo socod ku yimid Taalada Daljirka Dahsoon ee...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo maanta guddoominaayey shirkii Wasaaradda, ayaa loogga hadlay dar-dar-gelinta...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan dalka Morocco,ayaa ka qeybgalay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hey'addaha...
Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo, ayaa xaflad casho sharaf ah ku Maamuusay tartamayaashii Degmada Gaalkacyo ee ka qeyb galay...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho