Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kulan kula qaatay Xafiiska Amniga Qaranka, hey’adaha amniga iyo maamulka...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta guddoomiyey shirkii toddobaadlaha ahaa Wasaaradda,...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Baashe Yuusuf Axmed,ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha degmooyinka Gobalka Banaadir oo...
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Macalin Maxamuud, ayaa maanta waxaa booqasho ugu yimid madaxa sii...
The Federal Government of Somalia, led by President Dr. Hassan Sheikh Mohamud, wishes to announce that more than 3,000 Kharijites...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Aqalka Dowladda...
Xiriirka ka dhaxeeya bulsho, sharci iyo hab dhaqan sharci si loo fahmo sharci waxaa loo baahan yahay in la dul...
Tirada khawaariinta isu soo dhiibaysa Ciidanka xoogga iyo laammaha kala duwan ee dowladda Soomaliya ayaa sare u kacay maalmihii u...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka,...
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ka jawaabaya cabasho ka soo gaartay muwaadin lagula kacay fal awood sheegasho ah, uuna u gaystay...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa guddoomisay kulankii ugu horreeyay...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay wafdi...
Muqdisho — Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay magaalada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho