Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida, ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay Axmed Cabdullaahi Cabdi Caydiid, oo hore u dilay Wasiirkii...
Kalfadhigii 38-aad ee Wasiirada Cadaalada Ururka Jaamacadda Carabta uga socday Magaalada Ifran ee Boqortooyada Marooko, ayaa laga soo saaray qaraaro...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay madaxa hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR) mudane Filippo Grandi....
Guddoomiyaha Gobolka Bakool iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray degmada Ceelberde waxaana garoonka diyaaradaha degmada ku soo dhoweeyey maamulada degmooyinka...
Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta garoonka Aadan Cadde ee caasimadda Muqdisho...
Ciidamo madani ah oo ka socda degmada Ceelberde ee gobolka Bakool ayaa ku biiray dadaaladaa loogu jiro ka qeyb qaadashada...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gaba-gabeysay hannaanka toosinta iyo dhammaystirka heshiisyada wadaagga wax-soosaarka Shidaalka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qeyb-galay xiritaanka Shirweynaha Caalamiga ah ee Culuumta Shareecadda Islaamiga ah oo...
Sareeyo Guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeer shaqo ku tegay deegaanka Xawaadlay ee Gobalka Shabeelaya dhexe oo dhawaan laga xureeyey ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Guutada 17-aad ee kumaandooska CXDS ayaa howlgallo ballaaran ka sameeyeen saacadihii lasoo dhaafay degaano ay kamidyihiin...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta isbitaalka Digfeer ku booqday dadkii...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qayb galay munaasabad isugu jirtay soo-dhaweyn iyo...
RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Kamaal Daahir Guutaale, ayaa guddoomiyay shir muhiimaddiisu sarreyso oo lagaga arrinsanayay...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray Ciidanka Booliska Soomaaliyeed munaasabadda 82-guurada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho