Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa 27-kii bishan ka mid noqday waddamada ay Bangiyadooda qaateen habka lambarka koontooyinka Bankiyada Caalamaiga ah...
Wasaaradda Difaaca Ruushka ayaa sheegtay, maanta oo Arbaca ah, in Ciidamada Istaraatiijiyadda Gantaalka ee Ruushku ay bilaabeen dhoolatusyo qorshaysan oo...
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta degaanka ayaa si buuxda ula wareegay deegaanada kala ah Tix, Baraag Sheekh...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mudane...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Munaasabad isugu jirtay Qur'aan akhris iyo Duco loo sameenayay Shuhadadii ku shahiiday weerarkii ay Khawaarijta ku qaadeen xarunta Gobolka Banaadir...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo maanta la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalim Fiqi ayaa maanta shir Guddoomiyey kulan...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa Gaadiid dagaal oo loogu tala galey in lagu tayeeyo...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda hoose ee Xamar ku qaabbilay...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...
Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho