Ciidanka Booliska ayaa gacanta ku dhigayย nin ku eedeysan inuu ka tirsan yahay khawaarijta Al-Shabaab. Taliska Booliska ayaa sheegay in...
Guddiga Difaaca iyo Guddiga Amniga ee Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta la kulmay dhigooda midowga Baarlamaanka Yurub...
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Ergayga cusub ee arrimaha...
Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu weheliyo Xoghayaha guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Jabuuti, Kanada...
Shirka Madasha Soomaaliya iyo dalalka safka hore oo looga hadlayo isku dubaridka howlgallada dalka looga ciribtirayo Khawaarijta ayaa maanta ka...
Shirkan oo ay soo qabanqaabisay Qaramada Midoobey xafiiskeeda Shiinaha, ayaa waxaa kasoo qayb galay madaxweynihii hore ee dalka Slovenia Danilo...
Ciidanka Boliiska Saldhigga Degmada Yaaqshiid, ayaa gacanta ku soo dhigay seddex rag ah oo ku eedeeysan Burcadnimo, kuwaas oo dhac...
Ruushka ayaa ku dhawaaqay inuu qaadi doono tillaabo militari oo uu kaga jawaabayo ku biiritaanka Finland ee ururka NATO, kaas...
Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibedda Xukuumadda Fedaraala Soomaaliya, mudane Abshir Jaamac Huruuse, ayaa maanta nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga danjirenimo...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโadda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...
Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...
Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho