Munaasabad kooban oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada iyo Wasiirada Arimaha Gudaha,...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr. Maryam Maxamad Xuseen ayaa kulan layeelatay Wafdi ka socday Ururka Islaamka, kuwaas oo maalmihii la soo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo howlo shaqo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyey kulanka isuduwayaasha mashaariicda kala duwan ee dalka...
-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga, mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo...
Kusimaha Wasiirka ahna Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla ayaa maanta daah furay,...
Howlgalka ATMIS, ayaa faah faahin ka bixiyay shil diyaaradeed oo geystay Khasaaro, isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo shalay ka...
Guddoomiyha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, ayaa Maanta Xarunta dhexe ee SoDMA ku Qaabilay hoggaannoda Haweenka kala duwan ee ku howlan Qaban...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOS, Lisa...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa Saaka Kormeerey Hoggaanada Kala ah Isgaarsiinta .Howlaha iyo Hoggaanka Saadka ee...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho