Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Federaalka iyo dib u xeshiisiinta XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa ku baaqay in hogaamiyaasha dhaqanka...
Ciidanka Daraawiishta Galmudug ayaa howlgal Amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay koonfurta Gobolka Mudug ayaa gacanta kusoo dhigay maandooriyaal iyo Ragii...
Inta la xaqiijiyey 4 qof aya dhaawacmay kadib iska hor imaad saaka waabari ka dhacay garoonka diyaaradaha Laascaanood. Kooxo...
Qaar ka mid ah xubnaha Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug,ayaa ka qeybgalay xaflad ka dhacday Degmada Caabudwaaq oo...
Ciidamada Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa fashiliay miinooyin maleeshiyaadka Shabaab ay doonayeen in ay ku dhibaateeyaan dadka shacabka ah ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa ka qeyb galay shirweynihii 11-aad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannadda heer...
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa gelinkii dambe ee maanta fashiliay miinooyin maleeshiyaadka Al-Shabaab doonayeen in ay ku dhibqqteeyaan dad shacabka ah...
Shirkii ugu horreeyay ee toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirrada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho – kaasi oo looga hadlay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji oo ay wehelinayaan Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Md. Abdisalam Sharif...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan doceed kula yeeshay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta isbitaalka Digfeer ku booqday dadkii...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qayb galay munaasabad isugu jirtay soo-dhaweyn iyo...
RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Kamaal Daahir Guutaale, ayaa guddoomiyay shir muhiimaddiisu sarreyso oo lagaga arrinsanayay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho