Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa u safri doona meelaha ugu daran ee ay saameyeen dhibaatooyinka dhulgariirka, ka dib markii...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Daa’uud Aweis Jaamac, oo uu wehliyo madaxa Hawlgalka ATMIS, Danjire Maxamed ...
Iyadoo ay sii kordheeysa tirada dadka ku dhintay dhul-gariirkii ku dhuftay Turkiga iyo Suuriya, barqonimadii Isniintii la soo dhaafay, ayay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Rome ee dalka Talyaaniga oo ay uga bilaabatay...
Madaxda Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo ugu horeeyo Gudoomiyaha hay’adda mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo Gudoomiye ku xigeenka mudane Axmed...
Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta XFS ayaa soo saartay amarro Imaamyada iyo Khadiibyada masaajidda looga digayo inay la macaamilaan Khawaarijta...
Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamse Aadan Xaadoow ayaa maanta kulan kula yeeshay xarunta...
Labo xubnood oo ka tirsanaa kooxda Khawaarijta ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan qeybta 60-aad...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa xaqiijiyay in dhulgariirkii ku dhuftay dalkiisa uu ahaa mid ka mid ah masiibooyinka dabiiciga...
Munaasabadda sanad guuradii 46aad ee aasaaska Isbitaalka Weyn ee Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir iyo soo bandhigidda waxqabadka afartii sano...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta...
Shirweynaha Istaraatiijiyadda Dardar-gelinta iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC), oo uu daah furay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laascaanood ku qaabilay Isimmada dhaqanka ee deegaannada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Arrimaha Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho