Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay wakiilka hayโadda UNICEF...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe, Xuseen oo ay wehliyaan Wasiiro, Xildhibaanno iyo Maamulka Gobolka Hiiraan, ayaa maanta soo...
Wasiirka Wasaaradda Qorshyenta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beena-beene), ayaa kulan doceed la qaatay Madaxwayne ku-xigeenka Hayโadda Horumarinta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray xarunta wasaaradda maaliyadda...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Mud. Ilyaas Cali Xasan iyo...
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya Daaโuud Aways Jaamac ayaa khadka telefoonka kula hadlay Madaxa Qaranka ee Golaha...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay waxa uu kulan doceed kula yeeshay magaalada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ku sugan magaalada Garoowe ayaa ka qeyb galay casho sharaf...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr Cqli Xaaji Aadam oo uu wehliyo Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Dr Maryam Maxamad Xuseen...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururada 83-aad iyo 84-aad, guutada 14October ee Xoogga dalka iyo kuwa ATMIS qeybtooda Janaale...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta isbitaalka Digfeer ku booqday dadkii...
RADIO MUQDISHO:-Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qayb galay munaasabad isugu jirtay soo-dhaweyn iyo...
RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Raโiisul Wasaaraha, Mudane Kamaal Daahir Guutaale, ayaa guddoomiyay shir muhiimaddiisu sarreyso oo lagaga arrinsanayay...
RADIO MUQDISHO:-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray Ciidanka Booliska Soomaaliyeed munaasabadda 82-guurada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho