Waxaa maalinta berri ah lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir gogol xaar u ah shirka madaxda dalalka...
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimillada XFS, Khadiijo Maxamed Al- Maqsuumi oo safar shaqo ku joogta dalka Finland ayaa kulamo...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Maxamuud Cabdiraxman Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa maanta ku qaabilay xarunta...
Tirada dadka ku dhintay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay lala beegsaday masaajid ku yaalla magaalada Peshawar ee dalka Pakistan ayaa...
Ciidanka Booliska degaanka Garasbaaley ayaa gacanta ku dhigay ninkaan oo loo haysto Burcadnimo hubeysan, xilli dadka Shacabka ah ee deegaanku...
Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa, Madaxa Ergada Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC)...
Soomaaliya ayaa maanta martigelineysa shir ay magaalada Muqdisho ku yeelanayaan Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidammada ee dalalka deriska, loona yaqaano...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaagalinkii danbe ee Isniintii shalay, sheegay in dalkiisa uusan siin doonin Ukraine Diyaaradaha dagaalka ee "F-16"...
Kulan wadatashi oo heer farsamo ah oo looga arrinsanayay sidii loo nidaamin lahaa “hore-uga-jawaabista xasaradaha haqab-beelka cunnada soomaaliya” oo ay...
Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya Mundane Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa kulan doceed kula yeeshey magalada Muqdisho dhigiisa Dalka aan walaalaha...
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta...
Shirweynaha Istaraatiijiyadda Dardar-gelinta iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC), oo uu daah furay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho