Guddiga la socodka dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka, ayaa maanta xafiiskooda kulan kula qaatay Wasiirka Wasaraadda Cadaaladda iyo Arrimaha...
Kulan ku saabsanaa siddii gargaar loo gaarsiin lahaa degaanada dhawaan laga xurreeyay khawaarijta, oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee maalmulka...
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka faa'iidaysanaysa hibada dhallinyarada Soomaaliyeed, ayaa bilaabaysa Olole Wacyigelin ah oo ballaaran...
Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka(SoDMA) Dr Axmed Cabdi Adan, ayaa maanta shir guddoomiyay shir looga hadlaayay arimaha xasilinta iyo...
Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamud Guure, ayaa shir guddoomiyay Kulan Laba geesood ah oo dhex...
Maxkamad ciidamada Qalabka sida ayaa maanta shan sano oo xabsi ah iyo il ku haynta Booliska ku xukuntay Odayaal Cadaado...
Wasiirka Shaqada Arrimaha Bulshada xukuumadda Soomaaliya Xil. Biixi Iimaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayay oo safar shaqa ku joogay Magaalada...
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa uga tacsiyeeyay umadda Soomaaliyeed iyo reer Galmudug geerida ku timid Allaha...
Madaxweyne ku xigeenka 2-aad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo isugu jiray Wasiirro iyo Guddoomiyaha Degmada...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe, ayaa maanta kulan la qaatay wafdiga ka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho