Ku simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Guddoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Ciise Guure oo uu wehliyo Guddoomiye ku...
Kooxda khawaarijta Al-shabaab ayaa hada xaladoodu mareeysaa heer gaba qabo ah iyadoona geesiyaasha xoogga dalka iyo kuwa degaanka ay khawaarijtu...
Ciidamada Amniga, ayaa soo gabagabeeyay weerar koox Khawaarij ah ay kusoo qaadeen Xarunta Maamulka Gobalka Banaadir. Ciidamada amniga oo ahaa...
Guddiga Gaadiidka, Garoommada, Dekedaha, Hawlaha Guud iyo Tamarta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo gudanaya waajibaadkiisa uu u...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibbaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta xafiiska ku soo dhaweeyey Ra’iisal Wasaare...
Guddiga Warfaafinta, Wacyi gelinta, Dhaqanka, Boostada iyo Isgaarsiinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kulan la yeeshay...
Kulankan ayaa ka dhacay xarunta dhexe ee Hay’adda maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed(SoDMA) waxaa looga hadlay sidii labada hay’addood si dhow ugu...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Ahmed Madoobe Nuunow, ayaa ka qeyb galay Shirka madasha caalamiga ah ee Cunnada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeray Xarunta Tababarka Ciidamada Taliska 60-aad ee Ciidanka Xoogga dalka, ayaa...
Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maalmahan ku sugnaa Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa kormeer ku tagay fariisamaha...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho