Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh oo maalintii labaad ku sugan Magaalada Baydhaba ee Xarunta ku meel gaarka ah...
Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka MD Xasan Cali Khayre ayaa Bogaadiyay Howlgallada Ciidamada Qaranka iyo xooggaga deegaanku Khawaarijta uga xoreeyeen...
21 ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab ayaa lagu dilay deegaanka Xawaadleey ee gobalka Shabeellaha dhexe. Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa jabiyay...
Madaxweynihii hore ee JFS , Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa bogaadiyay halganka Khawaarijta looga xoreeyay degmooyinka Ceel-dheer, Galcad iyo Xarardheere...
Ciidanka xoogga dalka iyo geesiyaasha deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay Magaalada Ceeldheer ee gobalka Galgaduud oo muddo gacanta ugu...
Taliyaha Qeybta 43-aad ee ciidanka Xoogga dalka ayaa tababar ku saabsan ilaalinta xaquuqda aadanaha u furay ciidan iyo saraakiil ka...
Ciidanka Booliska Taliska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay in gacanta ku dhigaan Koox shabakad burcad ah oo...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala oo ka qeyb galay...
Ku-smaha Ra’iisul Wasaaraha Ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midwga...
Wafdigan ka socday Hay'adda Qaramada Midoobay oo uu hoggaaminayay Wasiirka arrimaha gudaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cabdiraxmaan Daahir Guure (karoore)...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho