Ciidanka Booliska Saldhigga Degmada Howlwadaag ayaa goordhaweyd oo caawa ah qabtay labo nin oo ku eedeysan burcadnimo kuwaas oo Boolisku...
Ku Simaha Ra’iisul Ra’iisul Wasaaraha Ahna Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug iyo wafdi u hogaaminayo oo garay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa kulan la...
Guddiga Kheyraadka Dabiiciga iyo Bii’ada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta tababar uga furmay magaalada Muqdisho, Tababarka...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirka Dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed ayaa ku adkeeyey madaxda, waxgaradka...
Guddiga Gaadiidka, Tamarta, Garoommada, Dekedaha iyo Hawlaha Guud, oo ku guda jira gudashada waajibaadkooda dastuuriga ah ayaa maanta sii waday...
Ra'iisul Wasaare Ku -xigeenka Dalka, ahna Ku-simaha Ra'iisul Wasaaraha Mudane Saalax Jaamac ayaa maanta booqday Xarunta Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibril Cabdirashid Xaaji Cabdi, ayaa maanta hor-tegay Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha,...
Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa furay shirka guddiga farsamo ee...
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa tababar ugu soo xiray xerada tababarada ciidanka Asluubta soomaaliyeed ee Gen/Cali...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho