Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa kulan la yeeshay guddiga qaran ee la dagaalanka...
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Salax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan looga hadlayay Amniga caasimadda , dardar...
Wasiirka shaqada iyo Arrimaha bulshadda Biixi Imaan Cige, ayaa booqasho indha-indhayn ah ku tegay Dugsiga Farsamada Gacanta ee Xero-Jarmal. Dugsigaan...
Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa soo saaray qormo uu ciwaankeedu yahay “Xoonkii Al-Shabaab ee bartamaha dalka oo...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi,ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dib u xorreeynta degaanka, ayaa si buuxda u la wareegay gacan ku heynta degmada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ka qeyb-galaya Shirka Wadatashiga iyo Dib u...
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa saakay...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayo kuwa degaanka ayaa saakay si buuxda khawaarijta kala wareegay magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud,halkaa...
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya Ciidamada hawlgalka midowga Afrika ee ATMIS, ayaa saaka hawlgal qorshaysan ku dilay 23 xubnood oo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho