Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Jabuuti oo ay wehelinayaan Wasiirro iyo masuuliyiin ka tirsan...
Ciidamo ka tirsan kuwa daraawiishta Galmudug oo uu hogaaminayay Gaashaanle Sare Geedi Maxamed Wardheere ( Geedi Qalabxooor) ayaa maanta howlgallo...
Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayay arrimaha Amniga Gobolada Mudug iyo Puntland, waxaana joobjoog ka ahaa maamulada labada...
Guddigga Arrimaha Dibadda ee Golaha Shacabka BJFS ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Abshir Cumar Jaamac...
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay wasaaradda si dhow ula socoto...
Kulan ay si wada jir ah u yesheen mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayay ku ansixiyeen miisaaniyadda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ku soo dhaweeyay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo...
Sida ay baahisay Warbaahinta dowladda Kuuriyada Waqooyi maanta oo Arbaca ah, Kim Jong Un, hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, ayaa daaha ka...
Guddigga Arrimaha Dibada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa kulan la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku booriyay Daalibaan inay ka waantobaan siyaasadaha lagu beegsanayo Haweenka Afgaanistaan, iyagoo walaac ka...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho