Ciidamada Komaandooska Gorgor ayaa galabta gaaray Deegaanka Qararoow ee koonfurta Gobolka Mudug. Ciidamada ayaa halkaa durba fariisimo ciidan ka sameystay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo ku guda jira booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Masar ayaa...
Waxaa kulan hawleed isugu yimid Waaxaha adeegyada bulshada ee Dowladda Hoose ee Muqdisho iyo Maamullada Degmooyinka iyo Deegaannada Gobalka Banaadir...
Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya xil Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam oo Xafiiska Ku qaabiley Wafdi ka socday...
Guddoomiyaha Guddiga Farsamada Shirka Dib-u-hishiinta Koonfur Galbeed Mudane Yusuf Xasan Isaaq (Yusuf Wadani) oo ay weheliyaan Xubanaha guddiga, ayaa kulan...
Laamigaan oo dhisan Muddo ku dhow 50 sano ah ka hor, ayaa ah mid ka mida dhaxalka dheemankaa ee shacabka...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Hon. Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Danjiraha dawladda Turkey...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 9-aad ee...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), oo uu wehliyo Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Abdulfatah Kasim Mohamud ayaa xalay ka qayb galay munaasabad lagu daahfuray...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho