Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada Wararka ee ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga...
Sawirr qaade: Farxaan Suleymaan Masgaro
Madaxa booliska dalka Kenya Joseph Boinet. Ayaa sheegay in Dowladdiisa ay u diyaarsan tahay ka hortaga kooxaha Al shabaab iyo...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee xukuumadda Soomaaliya mudane C/naasir Gaarane oo maanta marti ku ahaa...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...
WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...
Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho