War goordhow naga soo gaaray dalka Kuwait ayaa xaqiijinaya Geerida Xubin ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka dalkaas. Warkan oo lagu...
Kooxdaan la baxday Xidigaha Soomaaliya oo xaruntoodu tahay Magaalada Muqdisho ayaa Caawa waraysi aanu la yeelanay waxa ay kaga haddlayaan...
Maamulka Gobolka Benaadir ayaa maanta ka digay in la xuso ciidda kirismaskta, iyadoo ciddi lagu hela ay sheegeen in sharciga...
Barnaamijka Falanqaynta Wararka ee kabaxa Radio Muqdisho ayaa saakay looga hadlay sida loo wajihi karo Dhismaha Maamulka Gobollada Hiiraan iyo...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...
WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...
Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho