Barnaamishka Dhacdooyinka Maanta,Waa barnaamish Maalinle ah oo ka baxa Raadio Muqdisho,isla markaana lagu falaanqeyo dhacdooyinka maalinlaha kuwooda ugu waa weyn,...
Xeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Axmed Cali Daahir Oo Marti ku ahaa Barnaamishka Sahanka Raadiyaha Oo Barqo kasta ka baxa...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Bandhigga Carwada Caalamiga Milano 2015 oo Shantii Sanaba Mar la qabto ayaa sanadkan ay ka qeybgashay Soomaaliya,waxaa lagu soo bandhigay...
Sharciga shaqaalaha ajnabiga ah ayaa baarlamanka fedaraalka soomaaliya meel mariyay todobadkan Hadaba Barnaamishka Kulanka Todobaadka waxan ku falaanqeyndoonnaa Sharcigan iyo...
Bannaan bax looga soo horjeedo faragelinta Isra’iil ay ku sameysay dalkeenna ayaa ka dhacay degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir. Bannaan...
Geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa toddobaadkan mar kale muujiyay kaalintooda beni’aadannimo, kaddib markii ay biyo-dhaamin degdeg ah u sameeyeen...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) oo ay qaab fogaan arag...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ka qayb-galay munaasabadda qalin-jabinta aqoonyahanada dhammaystay waxbarashada heerarka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho